COVID-19 cunnooyinka gargaarka ee ay heli karaan kuwa 50 + ah

Intii lagu gudajiray Cudurka Faafa ee COVID-19, barnaamijyada Twin Cities Meals on Wheels waxaa ka go'an inay cunto siiyaan qof kasta oo baahan iyadoo aan loo eegin awooda ay u leeyihiin…