Sida aan uga caawinno dadka cuntada qaata inay isu diyaariyaan xilliga qaboobaha Oktoobar 20, 2016 Dayrta ayaa socota, tanna waxa la yimaada heer kul qabow. Meals on Wheels waxay leedahay barnaamij ka shaqeeya hubinta dadka cuntada hela…