Macaamiisha Hadda
By choosing Meals on Wheels, you’ve taken an important step toward healthy living by receiving nutritious, ready-to-eat meals delivered to your home. We’re here to help you get the most out of your experience with Meals on Wheels by facilitating changes to your meal delivery service and answering any questions you might have.
Haddii aad mar hore cunto ka qaadanaysay Minneapolis/St. Paul metro area, si fudud u isticmaal foomka hoose si aad noogu sheegto sida ugu fiican ee aan kuugu adeegi karno oo mid ka mid ah shaqaalahayaga ayaa kula socon doona. Waxaad u adeegsan kartaa foomkan:
- Codso isbeddel lagu sameeyo adeegga
- Soo sheeg dhibaato
- U beddel macluumaadka xiriirka naftaada ama dadka aad la xiriirto xaaladaha degdegga ah
- Nala soo socodsii waxa aad ka jeceshahay Meals on Wheels
- Weydii su'aal kasta oo aad qabtid
Haddii aad doorbideyso inaad telefoon nagula soo xiriirto, fadlan naga soo wac 612-623-3363 waana ku faraxsanahay inaan ku caawino.