Aqoonsiga tabaruceyaashayada aan caadiga ahayn Abriil 17, 2024 Abriil waa Bisha Tabarucayaasha Qaranka, waxayna noo tahay fursad weyn inaan aqoonsanno shaqada aan caadiga ahayn ee tabaruceyaashayadu qabtaan sannadka oo dhan.