Waa sax in la waco!

Qaar ka mid ah dadka caanka ah ee Minnesota waxay rabaan inaad ogaato inay caadi tahay inaad wacdo Meals on Wheels. Qaado 30 ilbiriqsi si aad u ogaato sababta.